1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking IconTrusted
1K+Downloads
15MBSize
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Android Version
2.2(27-01-2023)Latest version
-
(0 Reviews)
Age ratingPEGI-3
Download
DetailsReviewsVersionsInfo
1/6

Description of Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - Version 2.2

(27-01-2023)
Other versions
What's newupdated performance and overall functionality

There are no reviews or ratings yet! To leave the first one please

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers - APK Information

APK Version: 2.2Package: com.tamaamtaxi.darawal
Android compatability: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
Developer:Tamaam TaxiPrivacy Policy:https://www.tamaamservices.com/privacy-policyPermissions:41
Name: Tamaam For DriversSize: 15 MBDownloads: 1Version : 2.2Release Date: 2023-01-27 02:57:29Min Screen: SMALLSupported CPU:
Package ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1 Signature: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Developer (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganization (O): Tamaam GroupLocal (L): HargeisaCountry (C): SOState/City (ST): Waqooyi GalbeedPackage ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1 Signature: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Developer (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganization (O): Tamaam GroupLocal (L): HargeisaCountry (C): SOState/City (ST): Waqooyi Galbeed

Latest Version of Tamaam For Drivers

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 downloads14.5 MB Size
Download

Other versions

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 downloads14.5 MB Size
Download
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 downloads14.5 MB Size
Download
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 downloads17 MB Size
Download